Dhageyso:Kenya oo Shacab Dil iyo dhaawac ugu Gaysatay Gobolka Gedo

Kenya

Maamulka Gobolka Gedo ayaa ka hadlay duqeyn ka dhacday deegaanka Ceelcade oo inta la xaqiijiyay lagu dilay hal qof ayna ku dhaawacmeen shan caruur ah.

Wariyaha VOA ee magaalada Kismaayo Aadan Maxamed Salaad ayaa qadka taleefanka kula xiriiray gudoomiyaha gobolka Gedo Axmed Buule Maxamed Gareed, waxaana uu weydiiyey sida ay wax u dhaceen.

2 Comments

  1. VOA iyo BBC ma xaqiijin karaan dhacdooyinka dalka iyo dadka soomaaliyeed loogaysto lkn wixii qaranka duminaya har iyo habeen way buunbuunayaan. Any way reer gedo waa in ay u istaagan sidii Gobalka gedo u noqon lahyd meel soomaaliya oo dhan iyo dawaladaha dariskaba ay u doorbidi lahaayeen hormakeeda awgeed. Waa meel istrategy” ah oo waniga soomaaliya ugu weyn maro, macdan iyo xoolo lagu manystey . Syaasiinta , ganacsatada , aqooyahanada , qurbo joogta waa in ay tagaan gedo oo maalgeliyaan maskax iyo maalba waa in aan Dani ku jees jeesin mardambe . Thanks

  2. Siyaasiyiinta gobolkaan u dhashay iyo dhalinyarada waa in warkooda la maqlaa. Nin aamusan hooyadiisba qadisay. Waa inay bartaan sida danahooda uga hadlaan. Xishoodbaa MOODAA waxay xaq u lee yihiin inay uga aamusaan. Saxna maaha. Wax ha dulmin laakiin waxaad xaq u leedahay iyo wixii dulan ah HAKA AAMUSIN HANA KA XISHOON. WE HAVE TO SPEAK UP TO BE HEARD. Wa Bilaahi towfiiq

Leave a Reply

Your email address will not be published.


*


This site uses Akismet to reduce spam. Learn how your comment data is processed.