Dowlada Jabuuti ayaa waxay sheegtay inay dhisayso garoonka diyaaradah ee ugu wayn afrikada Bari kaas oo loogu magac dari doono madaxwaynihii hore ee Jabuuti ee Xasan Guuleed.
Dhismaha Garoonkaan Diyaaradaha ayaa imaanaya xili shacabka Jabuuti ay haysato Shaqo La’aan Baahsan iyo nolosha dadka Jabuuti oo aad u liidata.
Qaar kamid ah dadka Jabuuti ayaa dhaliilay dhismaha Garoonka Diyaaradaha ee Xasan Guuleed iyagoo sheegay inaysan Jabuuti lahayn goobo dalxiis oo dad badan yimaadaan mana jiraan diyaarado tira badan oo imaanaya Jabuuti.
Leave a Reply