Madaxweynaha Dowlad Goboleedka Koonfur Galbeed Soomaaliya Mudane Cabdicasiis Xassan Maxamed Lafta-gareen ayaa Maanta dib ugu soo laabtay Caasimadda dalka ee Muqdisho kadib safar uu ugu maqnaa Dalka Turkey.
Madaxwayanaha Koonfurgalbeed ayaa la filayaa inuu dhawaan u duulo Deegaanada koonfurgalbeed gaar ahaan Xarunta ku meel gaarka ee Maamul Konfurgalbeed.
Leave a Reply