Magaalada Garbahaaray ee gobolka Gedo waxaa maanta ka dhacay bananbax wayn oo kasoo qayb galeen Maamulka Gobol gedo iyo kan degmada Garbaharaay oo waheliyaan qaybaha kala duwan ee Bulshada kaas oo looga soo horjeedo weeararada ciidamada Kenya ka gaysteen gobolka gedo.
Leave a Reply