Jaaliyada Soomaliyeed ee Uk ayaa bananbax wayn kawada bananka Safaarada Kenya ay ku leedahay Boqortooyada ingiriiska gaar ahaan Magaalada London.
Jaaliyada soomaaliyeed ee Uk ayaa waxay ka bananbaxaayaan duqaymaha iyo dilalka Kenya ku hayso shacabka Soomaaliyeed ee ku sugan Kenya iyo Soomaaliya gaar ahaan tii ugu dambaysay ee Diyaaradaha kenya ka sameeyeen gobolka Gedo iyo dilkii loo gaystay allaha Unaxariistee Ganacsade Bashiir goobe.
Leave a Reply