Ra’iisul Wasaaraha Xukuumadda Federaalka Soomaaliya Mudane Maxamed Xuseen Rooble ayaa caawa Isbitaalka ku booqday dhallinyaro ku dhaawacantay qarax argagixsadu la beegsadeen xerada tababarka ciidanka ee Jeneraal Dhegabadan.
Ra’iisul Wasaare Rooble ayaa mid mid u booqday dhaawacyada, waxaana uu Alle uga baryay in uu u boog dhayo.
Leave a Reply