Wasiirka Wasarada Arrimaha Gudaha, Federalka iyo dib uheshiinta Galmudug Cabdi Maxamed Jaamac “Cabdi Waayeel” ayaa si diiran loogu soo dhaweeyay Degmada Caabudwaaq Gobolka Galgaduud.
Soo dhaweynta Wasiir Cabdi waayeel ayaa waxaa ka qayb qaatay dad aad u tira badan sida waxgaradka, Aqoon yahanada, dhalinyarada, haweenka, Maamulka iyo ardayda Jaamacada Ummada faraceeda galmudug.
Leave a Reply