Mahad Salaad iyo Cabdiraxmaan Odawaa oo soo dhaweeyay guddiyada doorashooyinka

MahadSalaad

Xildhibaanada kala ah Mahad Salaad iyo Cabdiraxmaan Odawaa oo ka mid ah mudanayaasha Golaha Shacabka ee Baarlamaanka Federaalka Soomaaliya ayaa soo dhaweeyay magacaabista guddiyada doorashooyinka ee heer federaal iyo heer dowlad Goboleed, iyagoo codsaday in lala shaqeeyo guddiyada uu magacaabay Ra’iisul WasaarahaSoomaaliya.

Ra’iisul Wasaaraha Xukuumadda Federaalka Soomaaliya Mudane Maxamed Xuseen Rooble ayaa digreeto ku magacaabay guddiyada maamulaya doorashooyinka labada gole ee dowladda Federaalka Soomaaliya iyo guddiga Xalinta Khilaafaadka.

Be the first to comment

Leave a Reply

Your email address will not be published.


*


This site uses Akismet to reduce spam. Learn how your comment data is processed.