Madaxweynaha Dowlad Goboleedka Koonfur Galbeed Soomaaliya Mudane Cabdicasiis Xasan Maxamed Lafta-gareen iyo wafdi uu hogaaminayo ayaa Dib ugu soo laabtay Magaalada Baydhabo ee Xarunta Gobolka Baay,
Ka dib safar shaqo oo maalmo qaatay uu ku tagay Degmada Waajid ee Gobolka Bakool islamarkaana ka qeybgalay Caleemasaarka Gollaha Deegaanka Degmada Waajid.
Leave a Reply