Deni oo amar duldhigay hay’addaha iyo Wasaaradaha Puntland

deni

Maamul goboleedka Puntland ayaa soo saarey wareegto ay ku farayaan dhammaan wasaaradaha, hey’adaha iyo guddoomiyeyaasha hirgelinta adeegsiga afka Soomaaliga.

Wareegtada ayaa lagu xusay inuu qorayo dastuurka Puntland qodobkiisa 8aad iyo Sharci Lr 4 ee soo baxey 15-ka December, 2020, oo ku saabsanaa ilaalinta Afka Soomaaliga.

Waxaa lagu furey dhammaan hey’adaha Puntland iney si buuxda uggu dhaqmaan adeegsiga Af Soomaaliga, iyadoo looa isticmaalayo qoraalada xafiisyada, boorarka shirarka iyo farriimaha loo gudbinayo bulshada.

Maamulka Puntland ayaa intaa ku dartey in ujeedada wareegtadan ay tahay in la dhiiri galiyo isticmaalka iyo baahinta Af Soomaaliga.

Be the first to comment

Leave a Reply

Your email address will not be published.


*


This site uses Akismet to reduce spam. Learn how your comment data is processed.