Daawo:Madaxwayne Muuse oo Berbera kusoo dhaweeyey Wafti ka Socda Itoobiya

muuse

Madaxweynaha Maamulka Somaliland ayaa la kulmay wefti ballaaran oo uu hoggaamainayo wasiirka maaliyadda dalka Itoobiya Mudane Axmed Shide oo ay wehelinayaan wasiirka gaadiidka Marwo Dagmawit Moges Bekele Iyo madaxweynaha Dawlad Deegaanka Soomaalida, Mudane Mustafe Muxumed Cumar iyo masuuliyiin kale.

Be the first to comment

Leave a Reply

Your email address will not be published.


*


This site uses Akismet to reduce spam. Learn how your comment data is processed.