Wasiirka Gaashaandhigga XFS Mudane Xasan Xuseen Xaaji oo wada dar-dargalinta Qorshayaasha iyo Siyaasadaha Hagaya Waaxyaha kala Duwan Ee Wasaaradda Gaashaandhigga XFS iyo taliska Ciidanka Xoogga Dalka Soomaaliyeed ayaa Maanta Saxiixay Siyaasadda Horumarinta Haweenka Ciidanka qalabka Sida Ee Soomaaliya iyo Wasaaradda Gaashaandhigga.
Leave a Reply