Dowlada Soomaaliya oo Wasiir janan u Masaafurisay Turkiga

janan

Dowlada Soomaaliya ayaa Wasiirkii hore Amniga Jubaland Cabdirashiid Xasan NuurJanan “ oo bilo ka hor heshiis lagay Dowlada Soomaaliya ayaa waxaa loo masaa furiyey dalka Turkiga halkaas oo u tagay arimo Caafimaad iyo Daganaansho.

Wasiir Janan ayaa Ciidamo badan iyo gadiidkoodii dagaalka waxaa uu wareejiyey Ciidamada Dowlada Soomaaliya ee ku sugan gobolka Gedo gaar ahaan Degmada Baladxaawo.

Wasiir Janan ayaa waxuu ahaa Wasiirka ugu Mahiimsan uguna awooda badnaa Maamulka Axmed Madoobe waxaana wiiqmay awoodii Axmed Madoobe ku lahaa gobolka Gedo.

Be the first to comment

Leave a Reply

Your email address will not be published.


*


This site uses Akismet to reduce spam. Learn how your comment data is processed.