
Waxaa isfaham ku soo dhammaaday maalinkii koowaad ee Shirka Golaha Wadatashiga Qaran oo uu guddoominayay Ra’iisul Wasaare Maxamed Xuseen Rooble loogana hadlay dardargelinta doorashooyinka si waafaqsan heshiisyadii 17 Sept 2020 & 27 May 2021.
Shirka ayaa sii socon doona maalinta berri ah waxaana Warbixin laga dhageysanayaa Gudiyada Farmada Doorashada ee Ra’iisalwasaare Rooble dhawaan Magacaabay
Leave a Reply