Wasiirka Maaliyadda XFS Dr Cabdiraxmaan Ducaale Beyle iyo Wakiilka Bangiga Adduunka ee Soomaalia Kristina Svensson ayaa Muqdisho ku kala saxiixday heshiis ku kacaya 445 Million oo dollar oo Bangiga aduunku ugu deeqay Soomaaliya si looga fuliyo mashaariic horumarineed.
Wasiirka ayaa sidookale kala hadlay Kristina Svensson maamulaha Bangiga Aduunka ee Soomaaliya dib u habeynta nidaamka Maaliyadda dalka.
Leave a Reply