Gedo Times

Welcome to the Gedo Times

MENU
  • Home
  • SPORTS
  • English News
  • Maqaalo
  • Contact us
  • Home
  • SPORTS
  • English News
  • Maqaalo
  • Contact us

Month: June 2021

wasiirgalmudug

Sawiro:Galmudug oo laga daahfuray Shirka isku xirka mashaariicda caafimaadka Galmudug.

28th June 2021 admin 0

Wasiirka Wasaaradda Caafimaadka Galmudug Dr. Abdiwali Abdulahi jaamac ayaa maanta si rasmi ah u daah furay shirka isku xirka mashaariicda Caafimaadka Galmudug oo ay magaalada […]

rooble

Shirka Golaha wadatashiga Qaran oo maanta ka furmaya Muqdisho

28th June 2021 admin 0

Shirka golaha wadatashiga Qaran ee arrimaha doorashooyinka ayaa maanta oo isniin ah ka furmaya magaalada Muqdisho, kaas oo uu shir guddoominayo  Ra’iisal wasaaraha Xukuumadda Federaalka […]

Rooble

Ra’iisalwasaare Rooble oo Raali galiyey Madaxwaynaha Hirshabeele

28th June 2021 admin 0

Ra’iisul Wasaaraha Xukuumadda Federaalka Soomaaliya Mudane Maxamed Xuseen Rooble oo Khadka telefoonka kula hadlay madaxweynaha Dowlad-goboleedka Hirshabeelle Mudane Cali Cabdullaahi Xuseen (Guudlaawe) ayaa ka raalli […]

Rooble

Sawiro:Rooble oo booqday askar iyo Shacab ku dhaawacmay Wisil

28th June 2021 admin 0

Ra’iisul Wasaaraha Xukuumadda Federaalka Soomaaliya Mudane Maxamed Xuseen Rooble oo uu wehliyo Madaxweynaha Galmudug mudane Axmed Cabdi Kaariye QoorQoor ayaa isbitaalka ku booqday askar iyo […]

Farmaajo

Madaxweyne Farmaajo oo Jabuuti ugu Hambalyeeyay Sannad Guurada 44-aad ee Xornimadooda

27th June 2021 admin 0

Madaxweynaha Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya Mudane Maxamed Cabdullaahi Farmaajo ayaa shacabka iyo dowladda aan walaalaha nahay ee Jabuuti u diray hambalyo ku aaddan sannad guurada 44-aad […]

puntland

Puntland oo dil toogasho ah ku fulisay 18 Rag ah oo ka soo Jeeda koonfurgalbeed

27th June 2021 admin 0

Maxkamada Ciidamada Qalabka Sida ee Puntland ayaa saakay dil toogasho ah ku fulisay 18 rag ah oo ay ku sheegeen inay ka mid yihiin Maleeshiyaadka […]

koore

Daawo:Soomaaliland oo eedayn usoo jeedisay Wasiir Bayle iyo Ra’iisalwasaare kuxigeenka Soomaaliya

27th June 2021 admin 0

Wasiirka Wasaarada Warfaafinta Wacyigalinta Soomaaliland Saleebaan Yuusuf Cali Koore oo warbaahinta kula hadlaayey Hargaysa ayaa waxuu eedeyn u jeediyey Masuuliyiin ka tirsan Dowlada Soomaaliya Gaar […]

guudlaawe

Maamulka Hirshabeele oo ka horyimid Shirka Maamul Goboleedyada iyo Dowlada

27th June 2021 admin 0

war qoraala oo ka soo baxay Maamul Goboleedka Soomaaliyeed ee Hirshabeele ayaa waxaa kaga horyimaadeen Shirka dowlada federaalka iyo Maamul goboleedyada Muqdisho Maanta ka furmaya. […]

qoorqoor

Sawiro:Madaxwayne Qoorqoor oo Muqdisho Soo Gaaray

27th June 2021 admin 0

Madaxweynaha Dowlad Goboleedka Galmudug Mudane Axmed Cabdi Kaariye “Qoor Qoor” iyo Wafdi uu hoggaaminayo ayaa galabta soo gaaray magaalada Muqdisho, halkaas oo madax iyo mas’uuliyiin […]

salaadcalijeele

Sawiro:Salaad Cali Jeele oo Jabuuti uga Qayb Galay Shirka Wasiirka Maaliyada Afrika

27th June 2021 admin 0

Safiirka Soomaaliya ee dalka Djibouti Salaad Cali Jeelle ayaa ka qeyb-galay shirka wasiirrada maaliyadda ee wadamada Geeska Afrika, waxaa sidoo kale shirkaas ka qeyb-galay mas’uuliyiin […]

qoorqoor

Akhriso:Qoorqoor oo Magacaabay Garsoorayaasha Galmudug

26th June 2021 admin 0

Madaxweynaha Galmudug Mudane Axmed Cabdi Kaariye ayaa waxuu magacaabay Garsoorayaasha Galmudug kadib markuu arkay baahida loo qabo dhameystirka hay’adda garsoorka Galmudug, tixgaliyeyna soo jeedinta Guddoomiyaha […]

jimcaale

Daawo:Bananbax Dowlada Uk looga Codsanayo in dhaqaalaha laga jaro Kenya oo ka dhacay London

26th June 2021 admin 0

Banaanbax balaaran oo looga soo horjeedo Duqeymaha Ciidamada Kenya iyo dilalka ay ka geystaan Soomaaliya looga codsanayo Dowlada UK inay ka jarto dhaqaalaha ay siiso […]

deni

Sawiro:Madaxwayne Deni oo soo gaaray Muqdisho

26th June 2021 admin 0

Madaxweynaha Maamulka Puntland Siciid Cabdullaahi Deni iyo Wafdi uu hoggaaminayo ayaa soo gaaray magaalada Muqdisho, iyada oo siweyn loogu soo dhoweeyay . Garoonka diyaaradaha Aadan-Cadde […]

farmaajo

Sawiro:Madaxweynaha Soomaaliya oo Ubax dhigay Taallada Dhagax-Tuur

26th June 2021 admin 0

Madaxweynaha Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya Mudane Maxamed Cabdullaahi Farmaajo oo maamuusaya halgameyaashii Soomaaliyeed ee naftooda iyo dhiiggooda u huray Xorriyadda Gobollada Waqooyi iyo guud ahaan halgankii […]

ebyan

Soomaaliya oo buuxisay Axdi qarameedka xuquul insaanka ee Qarmada Midoobay

26th June 2021 admin 0

Danjiraha dowladda Soomaaliya ee Switzerland, Austria iyo Xarunta Xuquuqda Aadanaha ee Qaramada Midoobey, Abyan Maxamed Saalax, ayaa sheegtay in Dowladda Soomaaliya ay buuxisay lix ka […]

Posts pagination

« 1 2 3 … 14 »

Connect with us on Facebook

Tweets by gedotimes1

Follow us on Twitter

Tweets by gedotimes1

Copyright © 2025 | WordPress Theme by MH Themes