
Madaxweynaha DDS, Mudane Mustafe Muxummed Cumar oo ka qayb galay Munaasibad dhaqaale loogu uruurinayo dadkii ay tacaddiyadu soo gaareen 30-kii sano ee Ururka argagixisada TPLF iyo gacan-yareyaashoodii ka amar qaadanayey ay xukunka hayeen ayaa waxuu sheegay Ciddii xiisaynaysa TPLF Maqale ha tagaan, maadaama oo ay la bah yihiin, balse loogama baahna Deegaanka soomaalida.
Leave a Reply