Deni oo Hotel Nairobi ku Yaala Kala baxay 21.7 Milyan Dolar

deni

Warbaahinta kenya ayaa waxay Soo daabaceen Hotel layiraahado the Sarova Stanley oo ku yaala Magaalada Nairobi inuu Madaxwaynaha maamulka Puntland Siciid Cabdulaahi Deni ka baxshay lacag dhan 21.7 Milyan oo Doolaar.

Sida ay Qoreen Warbaahinta Kenya ee kala duwan ayaa waxay sheegayaan in lacagtaan laga soo Xaday Soomaaliya oo aysan ahayn Mid Madaxwaynaha Puntland Shaqeysatay.

Lacagtaan ayaa waxaa loo malaynayaa inay ka timid canshuurtii laga qaadayey Shacabka Puntland waana waxa kalifay in Puntland Sicir barar balaaran ku dhaco.

Be the first to comment

Leave a Reply

Your email address will not be published.


*


This site uses Akismet to reduce spam. Learn how your comment data is processed.