Wasiirka Waxbarashada oo magacaabay Guddiga horumarinta Afka Soomaaliga

Wasiir

Wasiirka Wasaaradda Waxbarashada, Hiddaha iyo Tacliinta Sare ee Xukuumadda Federaalka Soomaaliya mudane Eng Cabdullahi Abuukar Xaaji, Cabdullahi Carab ayaa magacaabay Guddiga ku meel gaarka ah ee horumarinta Afka Soomaaliga, kuwaa oo wax ka qaban doona dhibaatooyinka heysta Afka Soomaaliga iyo horumarinta Akadeemiyad Goboleedka Af-Soomaaliga.

Halkaan hoose ka akhriso Liiska xubnaha la magacaabay.

Be the first to comment

Leave a Reply

Your email address will not be published.


*


This site uses Akismet to reduce spam. Learn how your comment data is processed.