Madaxweynaha ahna Madaxweyne Ku Xigeenka Maamulka Hirshabeelle Yuusuf Axmed Hagar (Yusuf Dabageed) ayaa maanta shir gudoomiyay kulanka Golaha Wasiirada Hirshabelle oo ka qabsoomay Magaalada Beledweyne.
Shirka Golaha wasiirada Hirshabeele ayaa waxaa looga hadlay Arrimaha Amniga, Mashaariicda Horumarineed ee ka socda Hirshabeelle iyo Siyaasadda guud ee Hirshabeelle sida diyaar garoowga Arrimaha Doorashooyinka.
Leave a Reply