
Madaxweynaha Maamulka Puntland Mudane Siciid Cabdullaahi Deni, oo maalmihii lasoo dhaafay booqasho ku Joogay Kismaayo ayaa safar u gaara ugu ambabaxay magaalada Nairobi ee dalka Kenya.
Madaxwaynaha Puntland ayaa Nairobi u aaday Safar Ganacsi oo isaga u gaara, inta uu Nairobi Joogo ayaa waxaa la filayaa inuu Booqdo Hotel Wayn oo uu ka iibsaday Nairobi sida ay dhawaan qoreen Warbaahinta Kenya.
Leave a Reply