Madaxweynaha Galmudug Mudane Axmed Cabdi Kaariye oo ay wehliyaan Wasiirka Howlaha Guud iyo Guriyeenta iyo maayorka Magaalada Galkacyo ayaa dhagax dhigay wajiga koowaad mashruuc lagu dhisayo wadada isku xirta magaalada iyo Garoonka Diyaaradaha.
Mashruuca lagu dhisayo wadadan ayaa waxaa maalgaliyay Midowga Yurub waxaana maamuli doona Dowladda Galmudug.
Leave a Reply