
Guddiga Wasiirada arimaha gudaha ee ka socday Maamul Goboleedyada Puntland, Hirshabeelle, koonfurgalbeed iyo Galmudug ee loo xilsaaray dib u heshiisiinta Doorashada Gobolka Gedo ayaa kulan la qaatay Odayaasha Dhaqanka, Haweenka, Dhalinyarada iyo Siyaasiyiinta Magaaladda Garbahaareey ee xarunta gobolka Gedo.
Leave a Reply