
Ra’iisul Wasaare ku Xigeenka Dalka Mahdi Maxamed Guuleed iyo Mas’uuliyiin kale ayaa ka qeybgalay Munaasabad lagu xusayay Sanad-guuradii 5-aad ee Afgambigii fashilmay ee Turkiga oo lagu qabtay Safaarada Turkiga ku lee yahay Soomaaliya gaar ahaan Magaalada Muqdisho Muqdisho.
Leave a Reply