Daawo:Xaliimo Yarey oo eedayn u jeedisay Beesha Direed

xaliimoyaray

Guddoomiyaha Guddiga Maxa banaan ee Doorashooyinka Qaranka Soomaaliya Xaliimo Ismaaciil Ibraahim (Xaliimo Yarey) ayaa waxay sheegtay Kurisigii aqalka Sare ee Beesheeda inay Xaqdaro ku qaateen Beesha Direed Xiligii Xasan Shiiq dalka Madaxwaynaha ka ahaa.

Be the first to comment

Leave a Reply

Your email address will not be published.


*


This site uses Akismet to reduce spam. Learn how your comment data is processed.