Shirarkii Dib u heshiisiinta Doorashada ee ka socday Magaaladda Garbahaareey ee Xarunta Gobolka Gedo ayaa lasoo gaba-gabeeyay Maanta, Kaas oo ka qayb Galeen Maamulka iyo Bulshada Gobolka Gedo oo ugu horeeyo Ugaas Maxamed Ugaas Xaashi iyo Wasiirada arimaha Gudaha Maamul Goboleedyada marka laga reebo kan Jubbaland.
Leave a Reply