Akhriso:Shaqaalaha Dowladda Soomaaliya oo la Fasaxay Maalinta Bari ah

Astaan

Wasaaradda Shaqada iyo Arrimaha Bulshada Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya , oo ummadda Soomaaliyeed ugu hambalyeenaysa munaasabadda Ciidul Adhxaa ayaa  waxay ku wargalinaysaa dhammaan Shaqaalaha Dawladda iyo kuwa gaarka ah Saddex maalmood oo fasax ah oo billaabanaysa Talaadada berri.

Shaqaalaha weynaha Soomaaliyeed waxaan u rajeynaynaa inay farxad kula ciidaan qoysaskooda.

Be the first to comment

Leave a Reply

Your email address will not be published.


*


This site uses Akismet to reduce spam. Learn how your comment data is processed.