Kulan ay isugu yimaadeen Maamulka Gobolka Gedo iyo Kan Magaalada Garbahaaray oo ayna ka qayb Galeen qaybaha kala duwan ee Bulshada Garbahaaray ayaa waxaa looga Mahadceliyey Warbixintii Gudiga arimaha Gedo ay la wadageen Ra’iisalwasaare rooble iyo Jawabaati uu ka bixiyey.
Leave a Reply