
Ra’iisul Wasaaraha Xukuumadda Federaalka Soomaaliya Mudane Maxamed Xuseen Rooble ayaa caawa casho sharaf u sameeyay Guddiga Doorashooyinka heer Federaal, isagoo kula dardaarmay in ay doorashada u maamulaan si daahfuran oo ka fog eex iyo qof jecleysi.
Ra’iisul Wasaaraha Dalka ayaa Guddiga ku bogaadiyey hannaanka ay hadda wax u wadaan ee ku saabsan doorashooyinka.




Leave a Reply