Xaruunta dhaqanka ee Hargeysa waa meel loo sameeyey burburinta dhaqanka wanaagsan iyo diinta islaamka Waa goob loo taagay in hab-fikirka bulshada lagu dooriyo .
Waa bar laga faafiyo fikradaha sumaysan ee ku liddiga ah diinta islaamka iyo dhaqank soomaaliyeed ee suubban, Sheekh Cumar Salaaxudiin oo ka mid aha culimada Boorama ayaa ka digey dhqanka lagu faafiyo xaruunta dhaqanka ee Hargeysa.
Leave a Reply