Ra’iisul Wasaaraha xukumadda Federaalka Soomaaliya Maxamed Xuseen Rooble iyo wefdigii uu hoggaaminayay ayaa soo gaaray Magaalada London ee dalka Ingiriiska, halkaas oo uu uga qeyb geli doono shirka caalamiga ah ee horumarinta waxbarashada.
Ra’iisalwasaare Rooble waxaa Safarkiisa ku waheliya Wasiiro ay kamid yihiim Arimaha Dibada iyo Waxbarashada .
waxbarashada.
Leave a Reply