
Madaxweynaha DDS, Mudane Mustafe Muxummed Cumar oo ay wehelinayaan madaxweyne-ku-xigeenka Deegaanka Soomaalida, Mudane Ibraahim Cusmaan Faarax iyo madaxa Xafiiska Xisbiga Barwaaqo ee Soomaalida, Eng. Maxammed Shaalle Isaaq ayaa kulan war-bixin iyo wadatashi ah la qaatay Golaha Nabadda Iyo Midnimada Deegaanka.
Leave a Reply