
Madaxweynaha Dowlad Goboleedka Koonfur Galbeed Mudane Cabdicasiis Xasan Maxamed Laftagareen oo Safar Maalmo qaatay ugu maqnaa Dalka Turkey ayaa Maanta dib ugu soo laabtay Magaalada Baydhabo ee Xarunta ku-meel gaarka uah Dowlad Goboleedka Koonfur Galbeed.
madaxwaynaha Koonfurgalbeed ayaa in kabadan Dhan jeer u Safaray dalka Tutkiga lama yaqaano waxa uu ku saabsanaa Safaradaa tirada badan.
Leave a Reply