Gedo Times

Welcome to the Gedo Times

MENU
  • Home
  • SPORTS
  • English News
  • Maqaalo
  • Contact us
  • Home
  • SPORTS
  • English News
  • Maqaalo
  • Contact us

Month: July 2021

Daawo:Mustafe Cagjar Ciddii xiisaynaysa TPLF Maqale ha tagaan

3rd July 2021 admin 0

Madaxweynaha DDS, Mudane Mustafe Muxummed Cumar oo ka qayb galay Munaasibad dhaqaale loogu uruurinayo dadkii ay tacaddiyadu soo gaareen 30-kii sano ee Ururka argagixisada TPLF […]

laftagareen

Madaxwayne Laftagareen oo Furay Kalfadhiga Barlamaanka koonfurgalbeed

3rd July 2021 admin 0

Madaxweynaha Dowlad Goboleedka Koonfur Galbeed Mudane Cabdicasiis Xasan Maxamed Lafta-gareen ayaa Furay kala fadhiga sedaxaad Gollaha Wakiilada Dowlad Goboleedka Koonfur Galbeed.

farmaajo

Madaxweyne Farmaajo oo ka tacsiyeeyay geerida Janaraal Cabdulqaadir Cali Diiriye

3rd July 2021 admin 0

Madaxweynaha Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya Mudane Maxamed Cabdullaahi Farmaajo ayaa tacsi tiiraanyo leh u diray qoyska, qaraabada iyo ummadda Soomaaliyeed ee uu ka baxay Alle ha […]

boliis

Daawo:Taliyaha Boliiska oo digniin u diray burcad kusoo badanaysa Muqdisho

3rd July 2021 admin 0

Taliyaha Ciidanka Booliska Dowladda Federaalka Soomaaliyeed Cabdi Xasan Maxamed Xijaar ayaa Maanta oo sabti ah kormeer ku tagay Xarunta Taliska Ciidanka nabadgalyada Waddooyinka oo dibu […]

calan

Maxay Ka dhigan Tahay Wixii ka dhacay Boorame 26/06/2021-27/06/2021 W/Q Dhiblaawe

3rd July 2021 admin 0

Marka ugu horeysa Boorame waa tuma? Boorame waa magaalo madaxda Gobolka Awdal waa halkii ugu horeysay ee ilbaxnimada Soomaalidu ka soo bilaabatay Waa albaabkii Islaamku […]

rooble

Ra’iisul Wasaare Rooble oo cambaareeyay qaraxii ka dhacay Muqdisho

2nd July 2021 admin 0

Ra’iisul Wasaaraha Xukuumadda Federaalka Soomaaliya mudane Maxamed Xuseen Rooble ayaa si kulul u cambaareeyay falkii argagixisanimo ee galabta ka dhacay goob maqaaxi ah oo ay […]

lacag

Soomalida Sweden oo Bananbax dhigay kadib markii la xanibay lacagaha Xawilaada

2nd July 2021 admin 0

Isu soo bax balaaran ayay ka hor dhigeen jaaliyada Somaliyeed ee magaalada Stockholm xarunta Bangiga SEB Bank kadib markii xawaaladaha somaliyeed uu ka xiray xisaabaadka […]

tarsan

Daawo:Tarsan oo Mudo kadib Fariin kasoo diray Safaarada Soomaliya ee Kenya

2nd July 2021 admin 0

Safiirka Soomaaliya u fadhiya dalka Kenya Maxamed Axmed Nuur Tarsan oo markuu xumaaday Xirirka Dowladaha Soomaaliya iyo Kenya ka Maqnaa Safaarada Soomaaliya ee Nairobi ayaa Shacbak […]

cagjar

Dowlad Degaanka Soomaali oo Digniin U Diray Shakhsiyaad Taageeray TPLF

2nd July 2021 admin 0

Xukuumadda Dowlad Deegaanka Soomaalida ee dalka Itoobiya ayaa sheegtay in aysan u dul-qaadan doonin shakhsiyaadka sida ay sheegtay u gacan-haadinaya ururka TPLF, oo hadda u […]

arab

Baarlamaanka Carabta oo War kasoo saaray doorashada Soomaaliya

2nd July 2021 admin 0

Guddoomiyaha Baarlamaanka Carabta mudane Caadil bin Cabdiraxmaan Al-Casuumi ayaa soo dhaweeyay go’aankii ay soo saareen Golaha Wadatashiga Qaranka ee ku saabsanaa jadwalka doorashooyinka. Guddoomiyaha ayaa […]

xudur

Daawo:Magaalo Koonfurgalbeed ku taala oo Gurmad Dag daga U baahan

1st July 2021 admin 0

Degmo Soomaaliya ka tirsan oo sida Keliya lagu gaaro ama dadka noloshooda ku tiirsan tahay noqotay dhanka Hawada, waxayna dadkeeda qarka u saaran yihiin Macluul […]

qoorqoor

QoorQoor oo Gaalkacyo u Yimid Tacsi dad ka Badan 50 Ruux iyo Xil ka qaadista Fiqi

1st July 2021 admin 0

Madaxweynaha Galmudug Mudane Axmed Cabdikaariye Qoorqoor iyo wafdi uu hoggaaminayo ayaa Galabta soo gaaray Magaalada Gaalkacyo halkaas oo ay kusoo dhaweeyeen Maamulka Degmada iyo saraakiisha […]

deni

Madaxwaynaha Puntland oo lagu soo dhaweeyey Kismayo

1st July 2021 admin 0

Madaxweynaha Dowlada Jubaland Mudane Axmed Maxamed Islaam, ayaa garoonka diyaaradaha Sayid Maxamed Cabdille Xasan, kusoo dhaweeyay Madaxweynaha Puntland Mudane Siciid Cabdullahi Dani iyo wafdi uu […]

farmaajo

Sawiro:Madaxweyne Farmaajo oo ubaxa dhigay Taalada halgameyaashii SYL

1st July 2021 admin 0

Madaxweynaha Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya Mudane Maxamed Cabdullaahi Farmaajo oo maamusaya Xuska Maalinta Xorriyadda iyo Midnimada ee 1-da Luulyo ayaa ubax lagu maamuusayey gobanimada, midnimada iyo […]

farmaajo

Sawiro:Madaxda Qaranka oo oo ka qeybgalay xuska 1da Luulyo oo ka dhacay Tiyaatarka

1st July 2021 admin 0

Munaasabad balaaran, oo loogu dabaaldagay xuska kowda Luulyo oo ah maalinta xoriyadda iyo midnimada dalka ayaa lagu qabtay Tiyaatarka Qaranka Soomaaliyeed ee magaalada Muqdisho, waxaana […]

Posts pagination

« 1 … 13 14

Connect with us on Facebook

Tweets by gedotimes1

Follow us on Twitter

Tweets by gedotimes1

Copyright © 2025 | WordPress Theme by MH Themes