Gedo Times

Welcome to the Gedo Times

MENU
  • Home
  • SPORTS
  • English News
  • Maqaalo
  • Contact us
  • Home
  • SPORTS
  • English News
  • Maqaalo
  • Contact us

Month: July 2021

dalxa

Munaasabad lagu taageerayey waxqabadka prof dalxa oo maanta ka dhacday muqdisho

29th July 2021 admin 0

Munasabad lagu taageerayey waxqabadka prof maxamed cumar Dalxa oo ay kasoo qayb galeen masuuliyiin kala duwan iyo waxgarad ayaa maanta ka dhacday muqdisho.

Daawo:Xasan Sheekh oo hambalyeeyey Maamulka Jubbaland

29th July 2021 admin 0

Madaxwaynihii hore ee Soomaaliya Xasan Sheekh Maxamuud oo warbaahinta Muqdisho kula Hadlay ayaa waxuu u hambelyeeyey Maamulka Jubbaland sida ay Qayb kamida Doorashada Aqalka sarre […]

rooble

Ra’iisalwasaare Rooble oo la Kulmay Ra’iisalwasaaraha Ingiriiska

29th July 2021 admin 0

Ra’isul Waaaaraha Xukuumadda JFS Maxamed Xuseen Rooble ayaa kulan la qaatay Ra’iisul Wasaaraha Britain Boris Johnson oo dowladdiisu marti gelisay Shirka caalamiga ah ee horumarinta […]

fartaag

Musharaxiintii Axmed Madoobe ayaa ku guulaystay Doorashadii Aqalka Sare ee Kasocotay Kismaayo

29th July 2021 admin 0

Waxaa lasoo Gabagabeeyey Doorashadii aqalka Sare ee ka socotay Magaalada Kismaayo ee Xarunta ku meel gaarka ah ee Jubbaland Taas oo ay ku tartameyeen Sagaal […]

fartaag

Doorashada Qaar kamida Xildhibaanada Aqalka Sare oo Kismaayo ka Socota

29th July 2021 admin 0

Doorashada qaar kamid ah kuraasta mudaneyaasha aqalka sare ee Baarlamaanka ayaa ka socota xarunta shirarka Daawad ee magaalada Kismaayo ee xarunta ku meel gaarka ah […]

wasiir

Wasiir Dubbe oo ka tacsiyeeyay geerida Sh. Aadan Cali Xasan

29th July 2021 admin 0

Wasiirka Wasaaradda Warfaafinta, Dhaqanka iyo Dalxiiska XFS Cismaan Abuukar Dubbe waxa uu ka tacsiyeynayaa geerida ku timid Allaha u naxariistee Sheekh Aadan Cali Xasan oo […]

cagjar

Daawo:Madaxwaynaha iyo Bulshada Deegaan Soomalida oo cambaareyey werarka Canfarta

28th July 2021 admin 0

Madaxweynaha DDS, Mudane Mustafe Muxummed Cumar oo ay wehelinayaan madaxweyne-ku-xigeenka Deegaanka Soomaalida, Mudane Ibraahim Cusmaan Faarax iyo madaxa Xafiiska Xisbiga Barwaaqo ee Soomaalida, Eng. Maxammed […]

guudlaawe

Sawiro:Madaxwayne Guudlaawe oo kulan la qaatay Safiirka Turkiga ee Soomaaliya

28th July 2021 admin 0

Madaxweynaha Dowlad Goboleedka Hirshabeelle Mudane Cali Guudlaawe Xuseen ayaa maanta kulan la qaatay Safiirka Dowladda Turkiga u fadhiya Soomaaliya Danjire Mehmet Yılmaz. Madaxweynaha Hirshabeelle iyo […]

alraxma

Hay’ada Arahma oo martiqaad usameeyey arday heshay Deeq Wabarasho oo dalka dibadiisa ah

28th July 2021 admin 0

Maanta waxaan xafiiska Alrahmah Foundation ee Magaalada Muqdisho lagu soo dhaweeyey ardaydii heshay deeqdii waxbarshada ee dalka Sacuudiga gaar ahaan jaamacadda Boqor Khaalid ee magaalada […]

rooble

Sawiro:Ra’iisul Wasaare Rooble oo madaxda hay’adda GPE oo shir kula qaatay London

28th July 2021 admin 0

Ra’iisul Wasaaraha Xukuumadda Federaalka Soomaaliya Mudane Maxamed Xuseen Rooble iyo wafdiga uu hogaaminayo iyo madaxda hay’adda GPE ayaa shir hadda uga furmay magaalada London ee […]

lafatagareen

Madaxwayne Laftagareen oo Markii 5aad u Safray Turkiga ayaa baydhabo kusoo laabtay

28th July 2021 admin 0

Madaxweynaha Dowlad Goboleedka Koonfur Galbeed Mudane Cabdicasiis Xasan Maxamed Laftagareen oo Safar Maalmo qaatay ugu maqnaa Dalka Turkey ayaa Maanta dib ugu soo laabtay Magaalada […]

haween

Haweenka Soomaaliyeed oo Axmed madoobe ku eedeyey inuu ku tuntay Qoondada Haweenka

28th July 2021 admin 0

Kulan ay muqdisho ku yeesheen qaar kamida Haweenka Soomaliyeed oo waheliso gudoomiyaha Haweenka Soomaaliyeed Batuulo Gabale ayaa eaxay sheegen in dib loogu noqdo liiska musharixiinta […]

macalimu

Dhageyso:Agaasimihii Hore ee Tv Jubbaland oo kawar bixiyey Qilaafka Macalimu iyo NISA

27th July 2021 admin 0

Agaasimihii hore Telefishinka Jubbaland ayaa ka war bixiyey khilaafka ka dhaxeeya saraakiisha NISA iyo guddoomiyihii hore ee gobolka Gedo Cismaan Nuur Xaaji Macallimu oo maalmo […]

deni

Daawo:Deni oo Garoowe ka daahfuray shir lagu hormarinayo waxbarshada Puntland

27th July 2021 admin 0

Madaxweynaha Maamulka Puntland mudane Siciid Abdullahi Deni ayaa magaalada Garoowe ka daah-furay shirka hormarinta waxbarashada Puntland sidoo kale madaxwaynaaha ayaa waxbarasho jaamacadeed ugu deeqay ardaygii […]

rooble

Ra’iisul Wasaaraha Rooble oo soo gaaray Magaalada London

27th July 2021 admin 0

Ra’iisul Wasaaraha xukumadda Federaalka Soomaaliya Maxamed Xuseen Rooble iyo wefdigii uu hoggaaminayay ayaa soo gaaray Magaalada London ee dalka Ingiriiska, halkaas oo uu uga qeyb […]

Posts pagination

« 1 2 3 … 14 »

Connect with us on Facebook

Tweets by gedotimes1

Follow us on Twitter

Tweets by gedotimes1

Copyright © 2025 | WordPress Theme by MH Themes