Madaxwaynaha Maamulka Puntland Siciid Cabdulaahi Deni ayaa joojiyey Xaflafii dabaal daga sanad guuradii 23aad ee aas aaska puntland waxuuna sheegay Cilad Farsamo, hab maamuus xumo iyo masuuliyad ka gaabin ay sameeyeen guddiga qaban qaabada inaysan Xaflada sii soxon karin raali gelina waa ka bixinayaa.
Leave a Reply