
Suldaan Cabdicasiis Cumar Daad “Suldaan Bayle” oo kamida Waxgaradka Galmudug ayaa waxaa uu ka hadlay arimaha doorashada Aqalka Sarre waxuuna Madaxwayne kuxigeenka Galmudug Cali daahir ciid ku eedeeyey inuu walaashii u wado kurisga aqalka Sare, dhanka kalena waxuu Suldaan Bayle ka codsaday Madaxwaynaha Galmudug in uu Si Cadaalad ku dheehantahay uu u Maamulaa Doorashada Aqalka Sare.
Leave a Reply