
Guddomiyaha Cusub ee Golaha Wakiilada JSL ayaa loo doortay Cabdirisaaq Khaliif oo ah xisibga wadani isagoo helay cod dhan 42 Mudane , halka Yaasiin Faratoon u helay 39 Cod.
xisbiga Talada maamulka Soomaliland haya ee Kulmiye ayaa guul daro kala kulmay doorashadii maanta ka dhacday Hargaysa ee lagu dooranyey gudoomiyaha Golaha wakiilada Soomaliland.
Leave a Reply