Madaxweynaha Dowlad Goboleedka Koonfur Galbeed Mudane Cabdicasiis Xasan Maxamed Laftagareen ayaa Qasriga Madaxtooyada Magaalada Baydhabo kaga qeyb-galay Xaflad lagu dhiiragelinayey Qeybaha kala duwan Ciidanka Qaranka Soomaaliyeed.
Madaxweynaha Dowlad Goboleedka Koonfur Galbeed Mudane Cabdicasiis Xasan Maxamed Laftagareen oo ka hadlaayey arimaha Doorashada ayaa waxuu sheegay inay gacan bir ah ku qabanayaan Musharaxiinta isku dayda inay qalqal galiyaan amniga Doorashada barlamaanka Soomaaliya.
Leave a Reply