
Madaxweynaha Dowlad Goboleedka Koonfur Galbeed Mudane Cabdicasiis Xasan Maxamed Laftagareen ayaa Magaalada Baydhabo kaga qeyb-galay Xaflada Shaacinta Natiijada Imtixaanka Fasalada 8-aad iyo Abaal marinta Ardayda Kaalmaha ka galay Fasalada 8-aad iyo 12-aad.
Leave a Reply