
Madaxwaynihii hore ee Dowlad Goboleedka Hirshabeelle Maxamed Cabdi Waare ayay Maxkamadda Gobolka Banaadir sheegtay inay ka taallo Dacwad Madani ah.
Maxkamadda Gobolka Banaadir ayaa Waxay u qabatay muddo Waare inuu 15 maalmood ah inuu ku yimaaddo Maxkamadda.

Leave a Reply