Ra’iisul Wasaaraha Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya Maxamed Xuseen Rooble ayaa maanta safar ugu baxay Dalka Kenya, kadib markii uu Casuumaad Rasmi ah ka helay Madaxwaynaha Kenya.
Wasiirka Arimaha Dibadda ee DFS Maxamed C/risaaq Abuubakar ayaa ka warbixiyey safarka Rooble ka hor inta aaney u ambabixin krnya
Leave a Reply