
Ra’iisul Wasaare Rooble oo wadahadal la yeeshay Madaxweyne Uhuru kenyatta ayaa adkeeyey in arrinta muranka badda ee u dhexeeya Soomaaliya iyo Kenya aysan haba yaraatee wax wadahadal ah ka geli Karin, isla markaana lagu xallin doono go’aanka Maxkamadda Caddaaladda Adduunka ee ICJ.
Waa guul tani