Daawo:Rooble oo Ka hadlay Qilaafka asaga iyo Farmaajo iyo Arimaha Bada

rooble

Ra’iisul Wasaaraha Xukuumadda Federaalka Soomaaliya Mudane Maxamed Xuseen Rooble ayaa kulan la qaatay qaar ka mid ah ganacstada Soomaaliyeed ee ku dhaqan magaalada Nairobi ee dalka Kenya, isagoo ka warbixiyey Qilaafka soo kala dhexgalay madaxda iyo dowlada bada.

Rooble ayaa sheegay Booqashadeyda Kenya waxay daarrantahay hagaajinta xiriirka labada dal ee dariska ah.Kenya uma imaan in aan wax saxiixoArrinta badda waa lama tabtaan waxaanna ka sugeynaa Maxkamadda Caddaaladda Adduunka”.

Kulanka oo ahaa mid soo dhaweyn ah ayaa ganacstada waxa ay uga xog warameen Ra’iisul Wasaaraha ganacasiga Soomaalidu ay ku leeyihiin Kenya , horumarka ay sameyeen iyo caqabadaha heysta xilligan. Ganacstada ayaa u soo jeedinayaan talooyin ay u arkaan in lagu hagaajin karo xoojinta xiriirka labada dal .

Be the first to comment

Leave a Reply

Your email address will not be published.


*


This site uses Akismet to reduce spam. Learn how your comment data is processed.