
Guddoomiyihii Gudigga Xallinta Khilaafaadka Doorashooyinka heer Faderaal ee Soomaaliya Cabdullaahi Abyan Nuur, ayaa ku geeriyooday magaalada muqdisho.
Marxuumka ayaa waqtiyadii u dambeysay la xanuunsanayay cudurka COVID-19, kaasi oo lagu dabiibayay Isbitaalka Martini
Allaha u naxariisto Marxuum Cabdullaahi Abyan Nuur ayaa xilal kala duwan ka soo qabtay dowladihii dalka soo maray.
Leave a Reply