
Madaxweynaha Dowlad Goboleedka Koonfur Galbeed mudane Cabdicasiis Xasan Maxamed Lafta-gareen ayaa soo dhamaystiray Liiska Tartamiyaasha Xubnaha Aqalka Sare Baarlamaanka Soomaaliya.
Madaxweynaha Koonfur Galbeed ayaa wareegto ku soo gudbiyay magacyada saddex kursi oo maanta Guddiga Hirgelinta Doorashooyinka Heer dowlad Goboleed u gudbin doona codsiyadooda.


Leave a Reply