Ra’iisul wasaarihii hore ee dalka mudane Cabdi faarax Shirdoon {Saacid} ayaa ka tacsiyeeyay geeridii ku timid AUN Cabdullaahi Abyan Nuur guddoomiyihii guddiga xalinta Khilaafaadka doorashooyinka heer federaal oo wasiirka Awqaafta ka soo noqday xukuumadiisii.
Allaha Unaxariistee Guddoomiyihii Guddiga Xallinta Khilaafaadka Doorashooyinka ee Dalka marxuum Cabdullaahi Abyan Nuur oo Muqdisho ku geeriyooday. Waxaan uga tacsiyeynayaa qoyskiisa, asxaabtiisii iyo guud ahaan Ummadda Soomaaliyeed. Sabar iyo Iimaan Allaha naga wada siiyo, marxuumkana Jannadii Firdows Eebbe ha ugu deeqo”.ayuu yiri Ra’iisul Wasaare Rooble.
Leave a Reply