Wasiirkii hore ee abniga Jubbaland Cabdirashiid Janan oo Maanta warbaahinta kula hadlay Magaalada Muqdisho ayaa sheegay in aysan waxba ka jirin wararka la faafiyay ee ahaa inuu baxsad ka yahay dowladda, isagoona been abuur ku tilmaamay inuu fakaday.
Waxaa uu sheegay inuu ka guuray oo kaliya Gurigii uu ka deganaa degmada Cabdicaiis gaar ahaan meel ku dhow Xarunta Taliska NISA, isla markaana uu u wareegay xaafad kale, taasina aysan aheyd inuu khilaaf kala dhexeeyo Madaxda dowladda.
Wasiirkii hore ee amniga Jubbaland Cabdirashiid Xasan Cabdinuur Janan ayaa Muqdisho uga dhawaaqay inuu yahay Musharax Xildhibaan Golaha Shacabka Baarlamaanka Federaalka, isla markaana uu u tartamayo kursiga sumadiisu tahay Hope 116.
Hoos ka daawo hadaladiii Jeneraal Indhacade

Leave a Reply