Maamulka Isbitaalka Martiini ayaa ka warbixiyay xaalada Isbitaalka iyo Bukaanada jiifa iyagoo ka hadlay tirada dadka uu ku dhacay Coronaha iyo tirada u dhimatay, waxayna ugu baaqeen Bulshada soomaliyeed in dadka qaba coronaha la keeno isbitaalka xili wanaagsan si loola tacaalo.
Leave a Reply