Dowladda Soomaaliya oo Gawaarida gaashaanman ee loogu talagalay ciidanka xoogga dalka kala wareegtay dowladda aan walaalaha nahay ee Turkiga.
Munaasabad loogu qabtay Magaalada Muqdisho waxaana ka qeyb-galay Safiirka dowladda Turkiga iyo mas’uuliyiin ka tirsan wasaaradda Gashaanndhiga Xukumadda Federaalka ee uu horkacayay Wasiiru-dowlagga wasaaradda Gaashaandhiga iyo Taliyaha Ciidaanka Xooga Dalka.
Leave a Reply